På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Warqadda kale ee caadiga ah ee aad naga heli kartid waxaa la dhahaa Skuld att betala
Warqadda "Skuld att betala" waxaad heleysaa ka dib marka aan go’aan ku gaarnay in:
Waxaan iminka billaabeynaa baaritaan, kaasoo aan dhaqaalahaaga ku baareyno. Waxaan dabadeed cabbir ka qaadan karnaa
Waxay taasi ka dhigantahay in aan lacag ka goosaneyno mushaarkaaga ama aan hantidaada iibineyno, tusaale ahaan gaariga ama guri bar-milkiyad/bostadsrätt, ah, si deynka loogu dhiibo.
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.