På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Marka aad deynkaaga bixineysid waxaan hubineynaa in lacag dhiibiddu ay si huban u dhaceyso.
Haddii aad lacagta ka bixineysid Swiidhan gudeheeda waxaad:
Haddii aadan haysan warqadda ”Skuld att betala” waad na soo wici kartaa ama waxaad isticmaali kartaa bankgiro 756-2036. Ha illoobin in aad sheegtid tixraaca – waa nambar aqoonsi oo qof ama urur oo ku aaddan cidda lacagta loo shubayo.
Haddii lacagta aad dibadda ka soo shubeysid qor:
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.